Qeexid

"Dhir la jaray ama la daaqay fiidda ka soo baxda iyadoo aan roob ku di'in."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuf oo kali ah:
  • Labo wiil oo la kala oran jiray Ismaaciil Cabdi Ciid iyo Salaad yare magiisii lagu soo koobay ayaa durba dabkii u geeriyooday halka kii sedexaad uu ka badbaaday waxaana gaaray dhaawac fufud.
  • Waxaanu sheegay in hadda dad badan oo shacbi ahi is waydiinayaan sababtii loo qabtay doorashada oo sababtoo ah buu yidhi ma muuqato midhihii kasoo baxay dimoqraadiyaddii curdaynka ahayd ee hadda ka fufaysa Maandeeq.