Qeexid

"eeg fudud. ld fudayd, fudfudayd, fududaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fududaan oo kali ah:
  • Waxaasoo dhibaato ah ama darxumo ah waxa inoogu wacan wado xumida waayo wax waliba way fududaan lahaayeen haddii ay wadadu inoo dhisnaan lahayd.
  • Haddii qof walba iyo qoys walbaa uu kan wax halaagaya ee hoyga la wadaaga ka horjoogsado, kan wanaagga u heellana la hinjiyo, howshu wey fududaaneysaa, himiladuna waa khayr Insha-Allaah.