Qeexid
ld fudud.
[-daa, -dayd]
fudfududaa
fudfududayd
f.mg4ld fudud.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -daa, -dayd
Qeexid: Wax aan cuslayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax sahlan ahaansho.
Qeexid Kale: Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Kuus ciid ah oo is haysta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax fudayd ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -daaday, -daatay
Qeexid: Wax fudayd noqosho.
Qeexid Xigta: Wax sahal noqosho.
Qeexid Kale: Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fududee. ld fudaydin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fududaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fudud. ld fudayd, fudfudayd, fududaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Bur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax culus fudayd ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fududaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fududaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh eeg fududow. ld fududaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -daa, -dayd
Qeexid: Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]