Qeexid

(f.g) Foox shidid.

Qeexid Kale

(f.mg) Cabsasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Foox ka faallin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fooxi oo kali ah:
  • Fooxinta, faalka iyo xiddigisku iyaguna waa aqoon sugan.
  • Fooxinta, faalka iyo xiddigisku iyaguna waa aqoon sugan.