Qeexid

"Dad badan oo hubaysan."

Qeexid Xigta

F. ah: qofka qaybinaya turubka qofka ku xiga ee midig ka jira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foos oo kali ah:
  • Dadkaas ay dunida sidaas u fooshaxumi ku xilka lee dahayna, maalin hore iyo maantaba, sadarrada madow ee siiyaalka magacxumo ayey kaga tegayaan.
  • Taasoo ay la qabtay Farxiyana oo markasta jeclayd araga iyo haasaawaha Foosto Riix.