Qeexid

"ld foorad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fooro oo kali ah:
  • Farxaan inta uu foororsaday ayuu hoos u yidhi “kaasbiyeyntu waxay kaa kaxaysaa ikhtiyaarkii iyo kalsoonidii aan kuu qabay, waa isku mid haddii aan aroosanno iyo haddii aynu dib u dhiganno”.
  • Ayuu Fu’aad isagoo hoos u foorora oo ilmadu ka gobo’leynayso ku yidhi.