Qeexid

Foori gaar ah oo geela lagu dheelmo.

Qeexid Xigta

Foori qofka faraxsani ku maararoobo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine