Qeexid

"Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foori oo kali ah:
  • Waxa sacabbo iyo foori la isugu daray odaygii xubnaha Dareeme.
  • Sida caadada ah ciyaar kasta oo dhex marta labadan koox waa mid xamaasad badan lagana daawado dunida dacaladeeda oo dhan sawaxanka, foorida iyo qoobka ciyaarka taageeroyaasha ayaa xiiso usii yeela ciyaaraha Galatasaray iyo Fenerbahce dhexmara.