Qeexid

"Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foor oo kali ah:
  • Isaga oo inta uu hada la egyahay la eg ayuu ku "foori" ku heesi jiray wuxuuna la deganaa hooyadiis iyo adeerkiis oo duleedka Xarunta Kulliyada Wiilasha deganaa.
  • Gabar ka mid ah dadka deegaanka oo ay la kulantay Garowe Online, ayaa sheegtay in kooxaha falka dilka ah geystay ay si dhaqso badan ku fakadeen. kaddib markii ay dhowr xabbadood dhafoorka kaga dhufteen laba ruux ee la dilay.