Qeexid

"(-qaq, m.l/-qyo, m.dh) Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fooq oo kali ah:
  • Degmada Bacadweyne waxaa ka socda dhismayaal dugsiyo H/dhexe iyo kuwa sare, Isbitaalka guud ee Degmda (Bacadweyne Genaral Hospital) Guriga Martida oo ah guri weyn oo laba fooq ah, hoteelo & Xarumo ganacsi oo ah dhamaantood kuwa cusub.
  • Al Shahi, waxaa la rumaysan yahay inuu ka duulay mid ka mid ah labadii diyaaradood ee lagu duqeeyay fooqyada mataanaha loo yaqaanay ee Xaruntii Ganacsiga addunka ee New York.