Qeexid
Wax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).
[-iyay, -isay]
foondhaafiyay
foondhaafisay
f.g2Wax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld foondhaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg foondhaaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg foondhaafi. ld foondhaafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax meel ka gudbin.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.
Qeexid Kale: (f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof aqoon badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin.
Qeexid Xigta: Wax khaldid.
Qeexid Kale: Cid waalid. 4. Jirro qof haysay mid kale ku wareejin iyada oo sixir la adeegsanaayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin.
Qeexid Xigta: Is dh.: wax isku dhafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dar biyo ka badan ku shubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo daaq geyn. ld soofi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]