Qeexid

F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foondhaaf oo kali ah:
  • Mantag kuguma simo kaadsashada ‘ ama korood geyne Cadho kaydsantoo korodhdha oo ‘ karidda foondhaafta Lama karo kolkay qaraxdo oon ‘ keene loo heline.
  • Mantag kuguma simo kaadsashada ‘ ama korood geyne Cadho kaydsantoo korodhdha oo ‘ karidda foondhaafta Lama karo kolkay qaraxdo oon ‘ keene loo heline.