Qeexid

"Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foon oo kali ah:
  • Xuseen Cali Fiidow oo maanta shir jaraa'id saxaafada ugu qabtay khadadka taleefoonka ayaa ku tilmaamay go'aankaas mid looga dan leeyahay in lagu tirtiro xagjiriinta Somalia.
  • Martida Makarafoonka: Qaadka UK Iyo Soomaalida Soomaali fara badan ayaa olole weyn u galay sidii qaadka looga macnuuci lahaa dalka UK, iyagoo sheegay inuu dhibaato weyn ku hayo mujtamaca Soomaalida ee Britain degan.