Qeexid

"ld feeyig."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foojig oo kali ah:
  • Hogamiyaha Isbaheysigaasi C/laahi Sheekh Xasan Cali ayaa sheegay in qilaaf iyo jahwareer ay horseedi karto arintaani lagu heshiiyay, waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in laga foojignaado qilaafaadka si dalka uusan marxalad adag u galin.
  • Dhinaca shacbiga reer Somaliland, ayaa ah cida iyagu u foojigan natiijada loolankaas, maadaama uu khuseeyo mustaqbalkooda.