Qeexid

Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foogan oo kali ah:
  • Ma aha mid curad ah oo waan uga baranay in haweenku ay wanaagga iyo samafalka u dabacsan yihiin, in ay dhisaan wixii rag dumiyey, fuliyaan hawshii rag ka seexday, oo ay hawl u heelanaadaan inta raggu hadal iyo huuhaa ku foogan yihiin.
  • Labada ninka waxaa lagu tilmaamaa kuwo aan wax-qabad lahayn oo danahooda u gaarka ah ku foogan, mana jirto wax-qabad muuqda oo ay Afrika u qabteen muddada dheer ee ay xilka ahayeen.