Qeexid

"F.ta/berri f.ta: maalinta gelinkeeda hore; subax."

Qeexid Xigta

Berri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foog oo kali ah:
  • Iyadoo uu Maxamed Dugsiiye gabadhaa qoonsday, Timacadde, wuxu yidhi: "Foox-doon haddaad tahay dukaan, furan ma weydeene, Is-na wuu ku filayaa intaad, fooggan tahay meele, Maxaa faras-magaalahan ku dhigay, fiidki laga hoyday."
  • Faraha dadka, malqacadda iyo foogga ayay indhaha la raacayeen.