Qeexid

eeg foofi. ld foofis, soofin, soofis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foofin oo kali ah:
  • Cabdullaahi Binu Mascuud oo soo islaamaya Maalintaa wixii ka danbeeyay, wuxuu wiilkii nasiibka badnaa ka gudbay shaqadii foofinta adhiga, isagoo noqday adeegaha inta uu Eebbe (sw) abuuray sayidkooda.
  • Waxay leedahay hal saaxiib oo marka ay ka soo carraabaan foofinta ariga ay sheekaystaan.