Qeexid

"Xoolo daaq geyn. ld soofi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foofi oo kali ah:
  • Wuxuu magaallada Makka golaheeda ku foofinayay xoolo, weliba isagoo dadka ka fog.
  • Dhowr wiil oo iga waaweynaa, inta badan Dugsi-Quraan iyo xoogsatanimo ayay u kala foofi jireen.