Qeexid

"Xoolo daaq doonad ah."

Qeexid Kale

Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof1.

Qeexid Xigta

Meesha xooluhu daaqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foof oo kali ah:
  • Intaa ka dib Suubban iyo Asli waxay u dhaqaaqeen halkii ay ariga u foofin jireen.
  • Hadaad doonaysid inaan qormadaan sii akhriso fadlan booqo: Harald Brekke waa khabiirka talada ka siiyay Dowlada Kenya sidii ay ugu guulaysan lahayd dacwadeeda ku aadan sheegashada qalfoofka ama fadhiga qaaradeed.