Qeexid

"Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro."

Qeexid Kale

ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.

Qeexid Xigta

Gabbaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foodsaar oo kali ah:
  • "Dad badan oo Somali ah ayuu soo foodsaaray dagaal aan kala sooc lahayn, xadgudubyo kala jaad ah oo argagax leh iyo falal dilal ah oo naxariista ka fog" ayay tiri Madaxa Afrika ee HRW.
  • Ilaa haatan qorshihii tubta nabaddu waa uu guuldareystey, Israa'iil iyo Falstiinba waxa soo foodsaarey mowjado rabshado ah oo cusub.