Qeexid
Gabarnimo ku aroosid.
[-ooyay, -ooysay]
f.g2Gabarnimo ku aroosid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Wax foodda sare laga jaro.
Qeexid Xigta: ld foodgoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg foodgoo. ld foodgooyo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
Qeexid Xigta: F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Qeexid Kale: Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Isu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld fadgooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg foodi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gabar yar oo aan weli qaangaarin; dhoocil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (-do, m.l) Garbasaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld falaxgooddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Raar aqalka miyiga wejiga hore laga saaro.
Qeexid Xigta: Gabbaad.
Qeexid Kale: ld foodshareer. Maro haweenku wejiga saartaan. 4. ld foodsaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed ubax cas leh oo geela iyo ariguba daaqiisa jecelyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Wax madax ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax kafool kafool uga hor tegid.
Qeexid Xigta: Meel ku gabbasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid.
Qeexid Xigta: Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qaq, m.l/-qyo, m.dh) Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad badan oo hubaysan.
Qeexid Xigta: F. ah: qofka qaybinaya turubka qofka ku xiga ee midig ka jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xabag laga helo geedaha qaarkood, sida maydiga oo loo shito udgin; beeyo; luubaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]