Qeexid

"Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan."

Qeexid Kale

Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.

Qeexid Xigta

F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga food oo kali ah:
  • Dawladihii bixin jiray kalmooyinkaas waxey ku mashquulsan yihiin sidii ay dalalkooda uga badbaadin lahayeen dhibaatooyinka dhaqaale ee soo food saaray.
  • qof oo da'ah ayaa ugu dhintay xeryahaasi macluul iyo cuno yari soo food saartay halka ilaa toboneyo kalana la litaan nafaqo yari iyo caafimaad xumo.