Qeexid

"(-cyo, m.dh) Dhul, jir iwm. wax ka soo taagan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fooc oo kali ah:
  • J: Qoladii hore qaarna isimo ayaa laga dhigay, qaarna Garoowe ayey shixnado faan ah kula noqdeen, wuxuuse war goor aan fogayn xagga Laascaanood ka soo foocay sheegay inay mooryaan hor leh oo aleelehedii wadataa soo degtay Laaskii.
  • Way isu sanqadaan, isu soo dhowaadaan, feeraha isku qabtaan, Foocsamaan.