Qeexid

"eeg fogee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fogeyn oo kali ah:
  • Mudo 24- saac gudahood ayaa Markabkii labaad lagu afduubtay xeebaha dalka Somaliya, iyadoo waaberigii saakay dekadda Muqdisho meel aan ka fogeyn lagu afduubtay Markab shixnad ku dejiyay Muqdisho.
  • Hadalkaan kasoo yeeray Macallin Xaashi Maxaxmed Faarax oo ka tirsan xoogagga Al-shabaab, ayaa wuxuu u muuqanayaa mid sii kala fogeynaya kooxaha mucaaradka ah ee ka horjeeda DF.