Qeexid

"Cid ama wax meel durugsan geyn."

Qeexid Xigta

Cid shisheeyenimo ula dhaqmid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fogee oo kali ah:
  • Samofalayaashii laga soo afduubay Kenya ayaa la xaqiijiya in lagu hayo degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo afduubkan ay iska fogeeyeen Islaamiyiinta gacanta ku haya gobollada koonfureed ee Somalia.
  • Arbacadii ayay ahayd markii Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) inay ka go'an tahay in dowladdiisu uu ku soo daro mucaaradka, isagoo iska fogeeyay inay la xaajoonayaan Argagaxisada.