Qeexid

"/dh eeg fogow. ld Fogaan; fogaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fogaansho oo kali ah:
  • Arrintan oo keentay kala fogaansho dhinaca dawladda Itoobiya iyo maamulka Cabdi-qaasim ee isku magacaaba (KMG) ah.
  • Sidoo kale waxay Diinta Islaamku na baraysaa, isla mar ahaantaana ay faraysaa in wax kasta oo aadamaha dihb u keeni karaya in laga hortago, ka hortagaa oo ah ka fogaansho.