Qeexid

(-no, m.dh) Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fitamiin oo kali ah:
  • Diraasad uu sameeyey K oo ahaa Bare Sare ee Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: waxa uu sheegay "Qaadka waxaa ku jira labada maaddo oo ah Katiin iyo Katinoon oo ku abtirsada qoyska maandooriyeyaasha ee Amfitamiinka"