Qeexid

"ld firxasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firxad oo kali ah:
  • Muqdisho (AllPuntland) - Qoysas aad u tira badan ayaa bilaabay in ay ka firxadaan xaafadahooda, ka dib markii dagaalo ay ka socdeen labadii maalmood.
  • Dowladda Puntland ayaa hore ugu dhawaaqday inay si rasmi ah u soo afjartay xoogagii hubaysanaa oo buuraleyda Galgala ku dhuuman jiray iyadoo sida la sheegay ay firxadkoodii u fakadeen dhanka maamulka Somaliland gaar ahaa degaanada Ceerigaabo ilaa Burco.