Qeexid

eeg firirsan. ld firdhisnaan, firdhisnaansho, firirsa naansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firirsanaan oo kali ah:
  • "Saraakiisha amaanka waxaan ku boorinayaa inay ka shaqeeyaan sugida amaanka, si aanay u dhicin firirsanaan dhanka amaanka ah, taasoo dhacda mar walba oo dal uu isbadal galayo" ayuu mar kale shirkiisa jaraa'id ku sheegay Aadan Madoobe.