Qeexid

"Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho. ld firdhisan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firirsan oo kali ah:
  • Hay'adaha gargaarka calaamka ayaa sheegay in 3.7-Million qof ay u baahan yihiin gargaar aadamnimo oo deg-deg ah, kuwaasoo ku kala firirsan dalka ayna waxyeelo u geysteen abaaro ka dhacay Somalia iyo dagaalada aan dhamaadka lahayn.
  • Sidaas darteed, dadka Somaaliyeed ee ku firirsan ee Geeska Afrika uma suuragelin iney noqdaan hal dawlo, waxeyna ku kala oodmen afar dawlo oo kale ah Jamhuuriyadda Somaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya.