Qeexid

"(-nno, m.dh) Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firin oo kali ah:
  • Inkasta oo tabobaruhu dedefeeyay sharcinimada rigoorihii lagaga badiyay, haddana muu dafirin inta badan ciyaarta lagaga gacan-sarreeyay.
  • Sidoo kale wax kasta oo cid loo haysto oo millad, markhaati iyo qiraal mid-na ku caddaan waayo ama ha la dafiro ama yaan la dafirine xukunkeedu waa qayb, waxaana loo qaybiyaa cidda loo wada haysto inta ay doonto tiradoodu ha noqotee.