Qeexid

"(-iyo, m.dh) Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firimbi oo kali ah:
  • Firimbi ayaa ku soo aaday xilli magaalada Muqdisho ay bandow tahay muddo saddex habeen ah, kaasoo u muuqda inay dadweynaha u hoggaansameen isla markaana u arkeen mid qeyb weyn ka qaadanaya nabad ku soo dabaalida G/Banaadir.
  • C/llaahi Xasan Ganey Firimbi waxa uu mar kale ugu baaqay qeybaha magaalada Muqdisho inay guryahooda ku ekaadaan isla mark-ana dhowraan awaamiirta dowladda ee ku aadan bandowga.