Qeexid

eeg firfircoon. ld firfircoonaansho, firfircooni.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firfircoonaan oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, kadib markii la isugu soo laabtay qaybtii labaad ee ciyaarta, isla markaana dhinac kastaaba la tashi iyo tusaalayaal ay la yeesheen maamulkooda, ayaa koox kastaaba garoonka la soo gashay dardar iyo firfircoonaan aad u weyn.
  • Saacadaha uu ninku ku hawlan yahay cibaadada Alle iyo camalka adduunyo, waxaa habboon inuu dhexgashado waqti uu xaaskiisa kula baashaalo, si qalbigu ugu dego, laabtu ugu qabowdo firfircoonaanna uga qaado.