Qeexid

"Qof hawl iwm u dhiifoon ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firfircoon oo kali ah:
  • Iyada oo aanu aabahood mudda badanba sii maqnayn, ayay shantii wiil oo uu hormuud u ahaa Cabdi Fadal la soo baxeen wacdaro iyo firfircooni aan hore loo arag.
  • Runtii Mingistu waxa uu ahaa nin uu fahamkiisu aad u firfircoon yahay, Waxaan u malaynayaa anagu kooxdayadii inaanu si ka duwan masuuliyiinta kooxaha kale uga soo diyaar garawnay arimaha ama aanu uga soo fiirsanay qorshaha.