Qeexid

"Barabaro yaryar oo midab ah oo neef cad oo xoolaha ku firirsan jirkiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firdhis oo kali ah:
  • Kasrils ayaa yiri in faragelintii ciidamada Ethiopia ay ku sameyen dalka Somalia, iyaga oo kasoo horjeeda Maxkamadaha Islaamiga ah ay dabkii ka ololayay Somalia usoo firdhisay dibedda.
  • Af ahaan waxaan la jaan-qaadi waayay isbeddelkaas cusub ka dib markii calankii ii babanayay uu la itaal-xumaaday daruur dhiig hoorineysa iyo duufaanno colaad oo kala firdhisay midnimadii walaalaha iyo maskax-maalka Soomaaliyeed.