Qeexid

"Kala tuurtuurid; kala yaacin. ld firiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firdhi oo kali ah:
  • Qoyskii wada socday waa la kala firdhiyay oo la kala geeyay.
  • Shucaaca horumar ee kaa soo kaahaya ku firdhi ardaa kasta oo oday Soomaaliyeed dugsanayo.