Qeexid

Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca.

Qeexid Xigta

Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine