Qeexid

"Magac boqorradii Masaaridii hore."

Qeexid Xigta

F. ah: qof naxariis la'.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fircoon oo kali ah:
  • Maskax kasta oo fayow way garan kartaa sababta waayo Eng: Maxamed Xaashi oo markiisa horeba u dhashay karti iyo firfircooni ayaa waxa u dheer aqoonta iyo waayo aragnimada Ilaahay ku manaystay.
  • Isku soo wada duuboo, dagaalo badan iyo dhibaatooyin badan ka dib, Nebi Muuse wuxuu qoomkiisii u hogaamiyay deegaano ka fog maamulkii Fircoon, 40 sano ka dibna wuxuu ku dhintey saxara dhexdiisa.