Qeexid

Joodari.

Qeexid Xigta

Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firaash oo kali ah:
  • Marti qaad dheer ka dib Safarku waa daalanaayeen, waxaa na loo Firaashay Qolal kala duwan oo kamid ah Guryaha Macalin Nuur ee Degmada Ceeldheer halkaas ayayna ku waaberiisteen.
  • Marti qaad dheer ka dib Safarku waa daalanaayeen, waxaa na loo Firaashay Qolal kala duwan oo kamid ah Guryaha Macalin Nuur ee Degmada Ceeldheer halkaas ayayna ku waaberiisteen.