Qeexid

Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin.

Qeexid Xigta

Meel aan ciriiri ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga firaaqo oo kali ah:
  • Sacad Umaya ku yidhi "waxaad ii eegtaa waqti ay kacbadu firaaqo tahay si aan u dawaafo".
  • Sacad Umaya ku yidhi "waxaad ii eegtaa waqti ay kacbadu firaaqo tahay si aan u dawaafo".