Qeexid

"Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fir oo kali ah:
  • Culimada, ayaa soo dhaweeyay, waxayna sheegeen in loo bahan yahay in la iska daayo Gudniinkan Firnoocniga ah si looga bad-baado dhibaatada uu ku hayo Bulshada.
  • Tarjumidda Af-ingiriisiga (Poetry) Gabay ma aha ee maansaa ah (ama waa “verse” maansadu), gabayguna waa fir maansada ka mid ah.