Qeexid

Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay.

Qeexid Xigta

Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga finiin oo kali ah:
  • C/Kariim Cabdillaahi (Finiin), Hargeysa ………………………………………………………………………………….
  • Waa jab finiin ka hadhay uun ee baabuur kale waa hore ayuu tarraq wadhi lahaa, isaguse waa iska tugtug leeyahay.