Qeexid

"(-nan, m.l) Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fin oo kali ah:
  • Haddaba john Carew weeraryahanka reer Norway ayaa 2-ba gool ka dhaliyey Guners-ka ninkaas oo qoryihii iyo madaafiicdii ka dhigay demish isaga oo horena Carew uga reebay sanad hore oo uu gool madax ah ka dhaliyay iyagoo semifinal u baxaya.
  • "Shariif & Sharmaake ha is-casilaan" Gudoomiyaha gudiga warfaafinta ee Baarlamaanka Somalia Xil.