Qeexid
ld filqasho.
ld filqasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg filqo. ld filqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Wax wax hayay ama la hayay ama wax ku mudnaa ama ku tiirsanaa, xoog sidbasho ku jirto u boodid, u bixid, u siibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld filasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Biro sida faraatiga u galgaloolan oo daahyada iyo qoriga lagu xirayo isku haya.
Qeexid Xigta: Dhegaha dumarku ay qaataan middood.
Qeexid Kale: Fadhi dad badan si wareeg ah u fadhiyaan. 4. Summad xoolaha lagu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg filiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: F./u f.: wax malayn.
Qeexid Xigta: Wax rajayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadarta sano ee noole jiro.
Qeexid Xigta: Da', cimri.
Qeexid Kale: La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhillisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Wax malaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld facaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Qeexid Xigta: Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Qeexid Kale: Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho.
Qeexid Xigta: Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: Wax meel ka baarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld filitaan (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Qeexid Xigta: Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax nidaamsanaa kala daadin.
Qeexid Xigta: Wax iska filqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld filin
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-lqay, -liqday; -lqi) Wax sayrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Miro yaryar, madmadow leh dhadhan kulul oo uu dhalo geed faalala oo ka baxa dhulka kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fakasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]