Qeexid

"Wax malaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filo oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay in markasta ay tahay in xagga Illaahay wax wanaagsan laga filo, lana ogaado in naxariista iyo raxmadda Illaahay inaga inagu xidhan tahay.
  • Dhegaystayaasha indhaha buurbuuranow iminkana waxa idinku soo maqiiqan warkii dunida, waxaana maanta u soo indho kuulatay Abaydaay Filfilo-caddeey.