Qeexid

"Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filiqsan oo kali ah:
  • Waxa kale oo kulankaa lagaga wada hadlay sidii loo midayn lahaa, meelna la isugu keeni lahaa cududa haweenka kala filiqsan.
  • Waxa suuqyada magaalooyinka diiwaangelintu ka socoto ku filiqsan ama lala wareegayaa kaadhadh badan oo cad-cad oo aan wax magac ahi ku qornayn, taas oo ay kooxo dhalinyaro ahi suuqyada la wareegayaan iyaga oo iibinaya.