Qeexid

"Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro."

Qeexid Kale

Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.

Qeexid Xigta

Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filin oo kali ah:
  • Filinkaasi wuxuu sababay in soo-saarihiisii Van Gogh uu dilay wiil dhallinyaro ah oo muslin ahi sanadkii 2004.
  • Wax yar oo ka kooban filinka «Go’aan adag » Ugu horeenta filinka waxaa la kulmeynaa qofka filinka wado Thea.