Qeexid

"ld filin"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filim oo kali ah:
  • Buuggaa waxay ku sheegtay in Islaamku dumarka xaqiray, filimkana sidaa oo kale ayey ku muujisay iyadoo isticmaalaysa jilaayaal caddaan ah iyo codkeeda oo ah qofka filimka laga dhexmaqlayo.
  • Qormooyinkeedii lidka ku ahaa Islaamka ayaa waxaa ugu caansanaa filimka Submission ( Is-Dullayn ), iyo buugeedii Infidel (Gaal), kuwaasoo ka caraysiiyey dadka Islaamka ah, sababyna in kooxo Islaam ahi ugu hanjabaan in la dilayo.