Qeexid Xigta
ld filitaan (1).
ld filitaan (1).
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax nidaamsanaa kala daadin.
Qeexid Xigta: Wax iska filqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-lqay, -liqday; -lqi) Wax sayrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo.
Qeexid Xigta: Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg finjil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld filin
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.
Qeexid Xigta: Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.
Qeexid Kale: Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax filfil ku darid.
Qeexid Xigta: Cid dhibaato gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg filiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg filig2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax meel ku baahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: F./u f.: wax malayn.
Qeexid Xigta: Wax rajayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadarta sano ee noole jiro.
Qeexid Xigta: Da', cimri.
Qeexid Kale: La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg filfili.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: qafilid.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fasirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qafil1 (2), qafil1, quful1, qufulid, qunful, qu
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Wax malaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Buur, laan iwm meesha ugu sarreysa.
Qeexid Xigta: Ubax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Amminta u dhexeysa maqribka illaa cishaha.i
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg filbax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]