Qeexid

Wax foolxun ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fildaran oo kali ah:
  • Ronaldinho ayaa noqday ciyaaryahanka Afaraad ee ugu fildaran ciyaaryahanada kubadda cagta adduunka sida lagu xusay wargeyska The Sun.